XDLXDL
War ila arka jaahilkaan Jahilku Dhalay😞Marki Hore wasarada Qabyaalad ayaa lagu geeyay isagoo ah Basaas u shaqeeya Somalia ayeeynu ogeyn. Waxaaba ka Sii daran hablihii aqoonta lahaa ee wasarada Joogay ee qabta Shaqada ugu badan ayuu intaa harassment ku hayaa. President Abdirahman · XDL