XDLXDL
CANFARTII QORIGA QAATEEN Goormaa arki doonaa jabhada ogaadeeniya ONLF oo magaalo deegaanka soomaalida la wareegtey Sida muuqaalka idinka muuqado ciidanka jabhada canfarta UGUMO oo maanta ciidanka oromada abey ahmed kala wareegey magaalo muhiim ah oo ku taala jelinka canfarta · XDL